THINK AND GROW RICH

THINK AND GROW RICH

Xeerkii Saddexaad ISKA-DHAADHICIN { AUTOSUGGESTION} Wadada loo maro samaynta caqliga daahdoon Talaabada saddexaad ee hoddantinimada ISKA-DHAADHICIN waa eray koobaya hadal ama fariin diris gaarsiinaya maskaxda qofka kuwaas oo isla qofku isku diray asagu EREYO kale aan ku sheegno iska dhaadhicin waa in qofku arrin naftiisa u soo jeediyo { usheego} oo uu doonaayo inuu ka…

THINK AND GROW RICH

THINK AND GROW RICH

Xeerkii Labaad Rumaysasho { Sawirasho Iyo Rumaysasho Helida Wixii Doonaysay} Tallaabada labaad ee hodantinnimada lagu Rumaysashada waa kiimikada ugu weyn ee maskaxda markii la isku daro rumaysashda iyo mawjado fikradeed cagliga daahsoon ayaa mawjadaas markaasba garawsada oo u roga wax dhab ah Dareenka rumaysnaanta jacaylka iyo galmada ayaa ah dareemada ugu xoogga baddan ee qofka…