THINK AND GROW RICH

THINK AND GROW RICH

FIKIR OO HODAN NOQO Waxaa jira 13 xeer oo ku gaadhi karaysid Hodantinimada aad doonaysid waa hadii aad dabbaqdid/ku dhaqantid waa 13 xeer oo 25sano baarid lagu sameeyay dadka maanta magaca kuleh ama taajiriinta caalamka aad ke helaysid hadii aad baarto Xeerka 1 waa doonis/himad         Halka ay guusha kabilaabato Qof walbaa oo gaadhaa heerka…