NOOCYADA MAAMULADA IYO HABKA LOO YAGLEELO

NOOCYADA MAAMULADA IYO HABKA LOO YAGLEELO

Dawladuhu waxay waa yadii hore kala ahaayeen jamhuuriyad iyo boqortooyo     Boqortooyadu waxay u kala qaybsantaa labo nooc Boqortooyooyinka xooga iyo muquuninta lagu qabsadaa waxay ahaayeen kuwo u bartay maamulka boqor kale ama kuwo xor ahaa oo gaar u taagan Inay ku dhacaan gacanta boqor shisheeyena waxay u horseedaa in uu xoog ku qabsado boqorkaasi…