WAA MAXAY QORSHE

WAA MAXAY QORSHE

HABKAAD U DEGSAN LAHAYD QORSHE NOLALEED    In taynaan guda galin marka hore aan qeexno waa maxay qorshe   Habka ugu wanaagsan ee lagu qeexo qorshe waa inaad isku xiriirisid labo wax Tusaale; xaalada aad iminka ku sugan tahay iyo halka aad doonaysid inaad gaadho waxa xidhiidhinaya ama isku xidhaya ayaa la yiraah daa qorshe…