WAA MAXAY QORSHE

HABKAAD U DEGSAN LAHAYD QORSHE NOLALEED

   In taynaan guda galin marka hore aan qeexno waa maxay qorshe

  Habka ugu wanaagsan ee lagu qeexo qorshe waa inaad isku xiriirisid labo wax

Tusaale; xaalada aad iminka ku sugan tahay iyo halka aad doonaysid inaad gaadho waxa xidhiidhinaya ama isku xidhaya ayaa la yiraah daa qorshe

Hadii aad rabtid inaad hadaf kaaga fulisid waxa ugu wanaagsan oo ay tahay inaad raacdo waxa lagu magacaabo smart goal

WAA MAXAY SMART GOALS

Sidaad u jeedid erayga smart wuxuu ka kooban yahay shan xaraf wa s.m.a.r.t mid kastaa micno gooniya ayuu leeyahay

Xarafka 1kowaad waa

S:specific

macnaheeda waa inaad xadidaa ujeed kaaga

Tusaale: hadii aad tirahdid maanta waxaan doonayaa inaan wax barto waa qalad maxaa yeelay waxba kuu ma xadidno lkn hadii aad dhahdo ka waran maanta waxaan rabaa inaan barto graphic design waa sax maxaa yeelay ujeed kaaga wuu kuu xadidan yahay

Xarafka 2:

M:measurable

macneheeda ujeedada aad leedahay waa in ay noqotaa mid la qiyaasi karo

Tusaalihii hore aan ku noqono waxaad rabtay inaad baratid graphic design marka waxaa lagaa doonayaa si aad u baratid gaphic d saddex apps photoshop illustrator iyo indesign marka photoshop inoo soo qaad waxaad is waydiinaysaa photoshop ilaa intee ayaan ka aqaanaa waa inuu kuu qiyas naadaa ma 20% misa 50% marka waa inay kuu qiyaasan tahay inta aad ka taqaanid

Xarafka 3:

A:attainable

macnaheeda ujeedadaada ha noqoto mid la xaqiijin karo tusaalihii hore aan ku laabano graphic designka bal ka waran hadada tiraahdid saddexda application ee graphic designka waxaan ku baranayaa isbuuc gudihii mac quul may waayo waxaad doonaysaa inaad xaqiijiso ujeed kaaga macquula ma aha inaad hal isbuuc aad ku gaartid laasim waxa aad doonaysid in uu noqdo wax xaqiiqo ah sax inuu hadafkaaga waynaado aad bay u wanaagsan tahay laakin ku darsoo ha noqdo hadaf kaaga mid aad xaqiijin karto wax waba ood samaynaysid reality ha noqdo

Xarafka:4:

R:relevant

macneheeda waxa aad doonayso ha ku xirnaado marxalada aad markaa joogtid tusaalihii hore ku noqo graphic design ayaan hadda baranayaa waxaad arkaysaa is lamarkiiba adigoo hadana leh waxaan baranayaa web design graphic designkiiba meel ma saarin marka adigoon graphic Designkiiba meel saarin ha uboodin meel kale micnaha marxalada markaa aad joogto  haku xirnaado ha bood boodin waayo ujeedadaa ayaa yaraanayso si aad ku fulisid

Xarafka 5:

T:time bound

macneheedu qorshe ayaan soo dejinaynay qorshahaa aad soo dejinaysay yuusan kaa noqon mid furan ee waxaada wakhti ha lahaado  hana xadidnaado tusaale hadda waxaan rabaa in aan barto photoshop marka yuunan noqonin photoshopka sadan dhan photoshop ayaa baranyaa yaysan noqon tusaale waxaad dhahdaa photoshopka waxaan rabaa inaan barto 1april ilaa 1june haye 2June ilaa 31July waxaan rabaa inaan barto illustror haye 1augusto ilaa 30september waxaan rabaa inaan barto indesign marka waxaada wakhti ayu ku xiranyahay marka waxaada hadii uu noqdo wax iska dhaxyaaca way adgaanaysaa inaad wakhti u lahaatid wixii aad doonaysay

CONCLUSION

Maka marwalbaa hadii aad rabtid inaad gaadho ujeedadaada ama aad ku guulaysatid  kama maarmaysid inaad adeegsato shantaan qodob marka koowaad

1 waxaada inuu xadidnaado

2 waxaada inuu qiyas leeyahay

3 waxaada inuu noqdo wax la qoyaasi karo oo xaqiiqada waafaqsan

4 waxaada haku xirnaado mar xalada markaa aad kujirto markaa ha boodboodin

5 waxaada waa inuu wakhtiyaysnaadaa waa inuu xadidan yahay

  Smart goals  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *