WHAT ARE THE ESPECIALIZE KNOWLEDGE

Waxaa jira labo nooc oo aqoon ah aqoon guud iyo aqoon gaar ah  

AQOONGUUD Aqoonta guud waa xog taasoo laga soo uruuriyay meelo

Kala duwan laguna soo uruuriyay halmeel ah sida schoolada  jaamacadaha iyo macadyada

Aqoonta guud si kasta oo ay u badnaato ama u kala duwantahay waxba ma tarayso markii dhaqaale la raadinaayo  bareyaasha jaamacaduhu waa kuwo leh aqoon aad utiro baddan oo dhinac kaste ah balse waa kuwo dhaqaale yar haysta ama aan haysanba waxa ay kooni uyaqaanaan sida dadka loo baro balse aqoontaa goonida ah mala haan ama mayaqaanaan sida loo adeegsado

Aqoontu dhaqaale ma keeni karto haddii aan si caqliyaysan loo adeegsan la dajin yool dhaqaale la doonayo  in lahelo sidoo kalena aan loo samayn qorshihii lagu gaadhi lahaa xaqiiqda oo aysan sidaa u fahmin darteed ayaa keentay in malaayiin qof ay u fahmeen in aqoontu tahay awood sidaas maaha aqoontu waa awood kaydsan kaliya waxa ay awood dhab ah noqotaa marka yool iyo qoshe lagu xoojiyo

WHAT IS SPECIALIZE KNOWLEDGE

AQOONGAARA aqoonta gaarka ah waa talaabooyinka ugu muhiimsan ee kaa caawinaysa inaad samaysid lacag iyo hanrti

Waxaa kharash baddan uqalma ogaanshaha sida aqoonta aad rabtid loo helo

Ugu horayn go’aanso aqoonta gaarka ah ee aad ubaahantahay iyo ujeedka aad ugu baahantahay

Inta ugu baddan ujeedka aad noloshaada ka leedahay iyo yoolka aad hiigsanayso ayaa go aamisa caynka aqoonta gaarka ah ee aad ubaahantahay ay noqonayso markii aad su’aashaa kowaad aad ka jawaabtid waxaa kuugu xigi Meesha ugu haboon ee aqoontaas goonida ah aad kaheli kartid Meesha ugu wanaagsani waa

a} waayo aragnimada iyo aqoonta qofka

b} waayo aragnimada iyo aqoonta aad kaheshid maskaxyo isugaynta aad dadka kale lasamaysid

c} dugsiyada iyo jaamacadaha

d} maktabadaha {library} halka aad kahelaysid aqoonta ugu baddan

e} aqoon korarsi iyo tabab-barro gooni ah oo aad qaadatid

why choose especial knowledge

 tani waxay ku timid in shirkadihii kala duwanaa ee dadka shaqada shaqaalaysiinnayay ay noqdeen kuwo hawl gooni ah qabta tusaale ganacsi ayaa hadda aduunka isbeddel weyn ku bilaaway burburkii dhaqaale kadib hada waxaa baahi g loo qabaa gooni ah oo badan oo kala duwan { takhasus}

shirkad kastaa waxay noqotay mid hawl gooni ah qabato sida dhisme daawo iwm

 taasaa keenaysa inaad aqoon gooni ah baratid

conclusion

marka maadaama oo loo wareegay in cid kastaa yeelato aqoon gooni ah waa inaadan ka hadhin aduunka halka uu usocdo

waad baran kartaa aqoon baddan laakin aduunka aaynu noolnahay aqoon fara badan kama shaqaynayso aqoonta wax la kuma siinaayee waxaa wax lagugu siinayaa waxa aad ku qabato aqoontaa salaam

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *